Xamse Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa ballan qaaday in xukuumaddu ay deegaannada lagala wareegay kooxda Alshabaab  ay geyn doonto adeegyada aasaasiga ah ee shacabku dowladda uga baahan yihiin oo uu ugu horreeyo adeegyada caafimaad.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo  ka qeyb galay kulanka isku duwidda hawlaha nidaamka caafimaadka Soomaaliya iyo xuska maalinta caalamiga ah ee yoolka caafimaadka ayaa tilmaamay inaan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed inay u dhintaan daryeel la’aan xagga caafimaadka ah.

https://rbnnews.net/wp-content/uploads/2022/12/319454021_1561100591020996_4360073110650696031_n.mp4
Share.

Leave A Reply