Sida wararka ka imaanaya magaalada jowhar ay inoo xaqiijinayaan qarax jugtiisa laga maqlay xaafadaha dhaca duleedka magaalada jowhar ayaa maanta lala eegtay gaari uu la socday maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.

Sidoo kale waxaa qaraxaasi dhaawacyo kala duwan uu ka soo gaaray labo  ruux oo kale kuwaas oo aan cadeyn waxa ay ahaayeen.

Kooxda Alshabaab ayaa durba dhabarka u ridatay weerarkaasi qaraxa ee maanta ka dhacay duleedka magaalada jowhar,

Share.

Leave A Reply