Kadib kullan saddex maalmood kaga socday magaalada Garowe Ururada Siyaasadda Ee Puntland ayaa ugu dambeyn laga soo saaray go’aano wadajir ah oo ay dhammaan qalinka kuwada duugeen,

Ilaa 13qodob ayey sharuud kaga dhigeen ka qeybgalkooda doorashada qofka iyo codka Ee dowladda Puntland ay qabanqaabineyso.

Hadaba Bayaanka ay soo saareen kuna saxiixnaayeen ururada siyaasada Puntland oo kala ah Dhlainyarada. Horseed, Ifiye, Mideeye. Mustaqbal.Run cad. Sin cad. Halka hoose ka aqriso.

Share.

Leave A Reply