Wasiiru-dawlaha & Agaasimaha Wasaaradda Caddaaladda Dastuurka, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-cellinta ayaa magaalada Garowe Ee Xarunta dowlad goboleedka Puntland kaga qeybgalay dood cilmiyeed lagu falanqaynnayo tacddiyada Haweenka iyo Carruurta lagula kaco.

 Waxaana dood cilmiyeedkani xoogga lagu saaray sidii loo meel-marin lahaa shuruucda u qareemaya Haweenka iyo Carruurta.

Sidoo kale waxaa ka qayb-galay barnaamijkan  khuburo fahansan mawduucan iyo dhibaatooyinka kala duwan iyo raadadka ay arrintani ku yeellan karto Carruurta iyo Haweenka.

Share.

Leave A Reply