Ibraahim Muxiyidiin Mocoow Waa Xoghayaha Maamulka Degmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir,

Qarax miino nuuca Meelaha Fog-fog laga hago Oo wadada dhinaceeda loogu aasay ayaa lala eegtay gaari uu la socday xoghayaha iyo ilaaladiisa,

Jugta qaraxa oo siweyn looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Kaxda ayaa si gaar ah kaga dhacay Isbitaalka Meersi wadada koowaad ee Jeneraal Liiq liiqato,

Balse Xoghaye ibraahim iyo ilaaladiisa ayaa ka badbaaaday qaraxa iyadoona goobta qaraxa ay durba soo gaareen laamaha amaanka degmada degmada Kaxda,

Dhawaan guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho ayaa isbedel maamul ku sameeyay degmadaas iyadoona guddoomiye cusub loo magacaabay,

Share.

Leave A Reply