Kadib socdaal ay maanta ku gaareen xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay gobolka sh dhexe iyo guddoomiyaha gobolka sh dhexe deegaanka biyo-cade ayaa waxa ay kula hadleen boqolaal kamid ah maleeshiyo deegaanka ah oo loo diyaariyay ka qeybqaadashada howlgalka ka dhanka ah Alshabaab eek a socda deegaano kamid ah gobolkaasi,

Guddoomiye Axmed meyre Makaraan oo ay garab taagan yihiin Xildhibaan yaasiin farey xildhibaan cabdirisaaq xusul iyo xildhibaan yuusuf kabaale ayaa ciidanka deegaanka u sheegay inay ku garab taagan yihiin dagaalka ka dhanka ah Alshabaab,

Share.

Leave A Reply