Mohamed ( Yabooh)gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir  ayaa soo xeray Shir socday muddo 3maalin ah. Kaas oo  loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir.

Shirka ayaa looga hadlayay ka qeyb galka dhallinyarada doorashooyinka iyo Dimuqraadiyeenta,

Munaasabadda lagu soo xerayay shirkaasi waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaan Sheikh Aweys mahamed Omar, Gudomiyaha degmada Wadajir Mudane Ahmed Abdule afrax, Agaasimaha Siyaasada Iyo Dimuqraadiyeenta Mudane yusuf Alasoow.

Barnaamijlan waxaa soo diyaarintiisa doorweyn ku lahaa  Dhalinyarada gobolka Banaadir waxaana horkacayay Gudoomiyaha Dhalinyarada gobolka Banaadir Md Cabdikafi Maxamuud Makaraan.

Share.

Leave A Reply