Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubaland. Kaas oo uu u magacaabay S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane.

Wareegtada madaxweynaha ayaa sidaan u qorneyd

Share.

Leave A Reply