Kullan galabta ka dhacay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa xilalka ku kala wareegay Agaasime Ku-xigeenka guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdirisaaq Cali Cartan iyo Agaasimihii hore,

Kullankan waxaa Shir-guddoomiyey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali,

sidoo kale waxaa kullanka goobjoog ka ahaa Saraakiisha Waaxyaha kala duwan ee Madaxtooyada.

Waxaana ugu dambeyn shaqadiisa lagu wareejiyay Agaasime Ku-xigeenka cusub ee Madaxtooyada. Mudane Cabdirisaaq Cali Cartan  kaas oo  xilkaasi uu Madaxweynaha Dowladda Puntland u magacaabay

26 October 2022

Share.

Leave A Reply