Maxamed Cabduqaadir Sheikh Ibraahim waxa uu kamid ahaa ciidamada Booliiska Maamulka koonfur/galbeed Somaliya,

Maxamed ayaa 25kii bishii April Ee sanadkaan tooreey ku dilay Cabdifitaax Cabdullaahi Cali kaa oo ay ku murmeen Janta Sigaar, gudaha degmada Boondheere Ee gobolka Banaadir

Ciidamada booliiska konfur/galbeed qeybtooda ka howlgalla degmada Afgooye ee gobolka shabeelada hoose ayaa gacanta ku soo dhigay Maxamed iyadoona maanta lagu xukumay dil toogasho kaas oo ah qisaasta ninkii uu horay u dillay.

Share.

Leave A Reply