Kadib socdaal gaaban oo uu shalay ilaa maanta uu ku tagay madaxweynaha soomaaliya deegaano ka tirsan gobollada hiiraan iyo galgaduud oo kamid ah meelaha ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah alshabaab,

Madaxweynaha soomaaliya ayaa safarkiisa ku soo gabagabeeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Isagoona dib ugu soo laaban doonna magaalada Muqdisho saacadaha soo aadan,

Xasan sheikh maxamuud ayaa markii oogu horreysay tagay xerada lamagalaay kadib qaraxyadii mataanaha ahaa ee kooxda alshabaab ay ku burburiyeen qeybo kamid ah xeradaasi,

 

Share.

Leave A Reply