Liz Truss, Oo ah ra’iisal wasaariha Ingiriiska ayaa sheegtay inay iska casishay jagadaasi.

Liz, ayaa sheegtay inay la kulantay 1,922 xubnood, guddoomiyihii guddiga Sir Graham Brady maanta. Dhamaan waxay ku wargelisay iscasilaadeeda waxayna isku raaceen in todobaadka soo socda ay dhacdo doorashada hoggaanka dalka lagu dooranayo.

Balse Waxey isku raaceen inay sii heyn doonto xilka ra’iisul wasaaraha inta laga dooranayo qofka bedeli doona.

Hadaba waa maxay sababata ay isku casishay Liz Truss, !
Truss ayaa sheegtay in aysan qaban Karin waxyaabaha horyaalla ee loo doortay taasina ay tahay sababta ay xilka isaga casishay.

Tobaneeyo wariyeyaal ayey ka hor sheegtay inay xafiiska timid, xilli ay jirto “xasilooni darro dhaqaale iyo mid caalami ah”.

Share.

Leave A Reply