Cabdikariin Kaamil Wuxuu ahaa Muwaadin Soomaaliyeed kaas Oo Gaari Rooti Ku Wareejinayay Duleeedka Magalada Gqeberh (Port Elizabeth).

Kooxo Hubeysan Oo burcad Koonfur/Afrikaan ah ayaa Toogtay Xilli uu Shaqadiisa ku gudo jiray.

Booliska ayaa gaaray goobta lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed iyadoona baaritaano ay ka sameeyay Goobta falk uu ka dhacay.

Waa muwaadinkii labaad oo isago gaari Rooti ku wareejinayo lagu dilo deeganada hoostagta magalada Gqeberh Port Elizabeth labo isbuuc gudaheed

Share.

Leave A Reply