Amar ka soo baxay Taliyaha Booliiska ayaa la sheegayaa in lagu xeray Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee SJS Cabdalla Axmed Mumin,

Mr.Cabdalla ayaa Wajaha Markale Xabsi kadib markii maalin kahor si damiin ah looga soo sii daayay Maxkamadda Gobolka Banaadir,

Xilliga Ciidamadu ay Xerayeen Cabdalla mumin ayaa la sheegayaa inuu doonayay inuu la kulmo dhaqtarkiisa sababo la xariira xaaladiisa Caafimaad.

Share.

Leave A Reply