Ra’iisul wasaarihii hore Ee Soomaaliya Maxamed Xusein Rooble Oo ka hadlayay kullan weyne ay isugu yimaadeen saraakiisha madaxda xildhibaannada iyo qeybaha bulshada Ee ka soo jeeda Deegaanada Galmudug ayaa bulshada Reer Galmudug ku booriyay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab Ee ka socda deegaanada galmudug,

Wuxuu yiri Maxamed Xusein Rooble”Haloo istaago dagaalka ka dhanaka ah Alshabaab aniga qudheyda waxaan diyaar u ahay inaan furrimaha ka dagaalamo,

https://rbnnews.net/wp-content/uploads/2022/10/reysul-wasaare-hore-rooble.mp4
Share.

Leave A Reply