Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Oo shalay Safar ku tagay Dalka Itoobiya ayaa maanta u sii gudbay Magaalada Bahardar

Waxaana ku Wehlinayay Safarka Ra’iisul wasaare Xamsa Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya Demeke Mekonnen Xasan.

Magaalada Bahardar Ayaa ah halka lagu qabanayo shirka Tana Forum oo amniga Afrika looga hadlayo.

Share.

Leave A Reply