Xafiiska Xilaaliyaha Guud Ee Dowladdeer Gobolleedka Jubbaland ayaa maanta bur-buriyay 445 dhalo Oo ay Ku jireen Maandooriyaha khamriga.

Dhalooyinkan Khamriga ah ayaa Waxay Ciidamada Jubbaland Gacanta ku Soo dhigeen 30kii bishii May Ee Sanadkaan.

Iyadoona Mudadaas Wixii ka dambeeyay Laamaha Amaanka baaritaano ay ku Sameynayeen.

Ugu Dambeyn Maanta ayuu Fagaare ku burburiyay Xeer ilaaliyaha Guud Ee Dowladd Gobolleedka Jubbaland.

Share.

Leave A Reply