Dagaal Xooggan ayaa Markale Saaki aroirtii ka bilawday Deegaanka Yasooman Ee hoostaga Magaalada Buulo_burde

Dagaalka ayaa la sheegayaa iney ku Soo qaadeen Dagaal yahano ka tirsan Alshabaab.

Dagaalo qaraar ayaa Maalimhii u dambeeyay waxa uu ka socday deegaanka Yasooman Kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka Oo dhinac ah iyo Alshabaab.

Share.

Leave A Reply