Mohamed Abukar Zubeyr Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska Norway ee Muqdisho Haakon Svane.

Kullanka Labada Mas’uul ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee xafiiska iyo safaaradda iyo horumarinta mashaariicda horumarineed ee Norway ay Soomaaliya ka fuliso.

Share.

Leave A Reply