Doorashada Maanta Kadhacday Dhusamareb Waxa Kusobaxay Kursiga Hop 040

Cabdulahi Aadan Kulane Oo Kamid Ah Xubnaha Nidamka Madaxweyne Farmaajo Kulane Ayana Kamid Ahaa Xubnaha Ugu Awoda Badan Hay,ada Sirdonka Iyo Nabad Sugida Somalia.

Cabdullaahi Adan Kulane ayaa cod gacan taag waxaa ugu codeeysay dhamaan ergada Goobta fadhisay oo aheyd 101 Ergo, waxaana Guddiga doorashooyinka ay sheegeen in Kursiga HOP#040 uu ku guuleystay Cabdullaahi Adan Kulane.

Kidib Markii Uu Utanasulay Latartamaha Kursiga Oo Ahaa Xasan Cabdi Jamac

Kursiga Uu Kusobaxay Kulane Ayaa Degan Dorashadiisu Tahay Damoyinka Cabudwaaq Iyo Balanbale Oo Katirsan Gobalka Gal Gaduud Ee Maamulka Galmudug.

Share.

Leave A Reply