Hogamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdirixman Cabdishakuur Warsame Ayaa Kusobaxay Kursiga Hop138 Kursigan Oo Degan Dorashadiisu Taalo Galmudug Aya kadhalatay Muran Siyasadeed ah In Kursiga Lagadulqado Siyasi Cabdirixman Cabdishakur Warsame.

Balse Sikaduwan Arinta Ayay Wax U udhaceen Kadib Dorasho Kadhacday Magalada Dhusamareeb Ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Ergada Doranaysay kursiga Hop 138 Ayaa U Codaysay Qaab Gacantaaga Katib Markii Ay Tanasushay Nimco Xuseen Ali Oo Latartamaysay Cabdirixman Cabdishakuur Warsame.

Ugudanbeyn Waxa Uu Kamid Noqday Barlamanka Kow iyo Tobanad Ee Somalia.

Share.

Leave A Reply