Gudiga Dorashada Maamulka Gonfur Galbeed Ayaa Sobandhigay Kurasta Manta Dorashadoodu Kadhacayso Magalada Baydhabo Oo Xarun Kumelgara U ah Maamulka Konfur Galbeed Somalia

Ilaa 100 Ergo ah ayaa kursigiiba u codeyn doona, kuwaas oo dhawaan tababar loosoo geba-gabeeyay, waxaana kuraasta Maanta doorashadooda ay ka dhaceyso Magaalada Baydhabo ay kala yihiin.

1: Hop156 oo uu ku fadhiyo Cali Cabdi Cusmaan, balse ay ku tartami doonaan Maxamed Aadan Maxamed & Maxamed Ibraahim Isaaq.

2: Hop176 oo uu horay ugu fadhiyay Maxamed Mursal Maxamed Boorow, waxaana ku tartamaya Cabdixakiin Mustaf Ibraahim iyo isla Maxamed Mursal Maxamed Boorow.

3: Hop184 oo uu ku fadhiyo Xasan Cabdinuur Cabdi oo ay ku tartami doonaan Maxamed Cabsullaahi Cali, Xasan Cabdnuur Cabdi iyo Maxamed Xuseen  Mukhtaar.

4: Hop46 oo ay ku fadhisay Raabaco Sheekh Nuur, kaas oo ay ku tartami doonaan Maxamed Wardheere Aadan iyo musharrax kale.

5: Hop85 oo uu horay ugu fadhiyay Shariif Maxamed Cabdallaahi, waxaana ku tartami doona isla Shariif Maxamed Cabdullaahi iyo musharrax kale

Gudiga Dorashoyinka Konfur Galbeed Ayaa Noqonaya Gudigii Ugu Horeeyay Ee Qabanaya Dorashada Kurasta Golaha Shacabka Somalia

Waxa Una Gudiga Umuuqda Mid Dardargalinya Heshiiska Golaha Qaranka Ee Ahaa In Mudo Afartan Cisho Ah Lagusogunaanado Dorashada Kurasta Golaha Shacabka Somalia.

Share.

Leave A Reply