Warar Ay Heshay Warbahinta RBN NEWS Ayaa Shegaya In Magalada Muqdisho Yimado Janeraal Xuud Oo Mudo Kasohorjeeday Maamulka Hirshabeele.

Heshiis Ay Wadagaren Janeraal Xuud Iyo Taliyaha Cidanka Dhulka Somalia Ayaa Lagushegay inay Wadahadaladu Siisocondonaan Waxana Heshiiska Lagasosaray Qodobo Dhawr Ah Oo Lafilayo In Lasiixo

Imanshaha Janeraal Xuud Ee Magalada Muqdisho Ayaa Qayb Kaqadanaya Heshiiska Jamhada Janeraal Xuud Iyo Maamulka Hirshabeele.

Janeraalka Ayaa Lafilaya Inuu Kulan Laqaato Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulahi Farmaajo Si Lodhamaystiro Heshiiska Janeral Xuud iyo Maamulka Hirshabele.

Arinta Aya Imanaysa Xili Magalada Baladweyne Ay Kamid Tahay Gobaha Loo Asteeyay Dorashada Golaha Shacabka Somalia.

Share.

Leave A Reply