Wasarada Deganka Beraha Iyo Isbadalka Cimilada Maamulka Puntland Ayaa Shir Ay Kuqabatay Magalada Garawe Ee Xarunta Gobalka Nugal Waxay Kaga Hadleen Isbadalka Cilada Iyo Ka Horataga Jarista Dhirta.

Wasarada Degaanka Puntaland Ayaa Kawar Bixisay Dadaalada Ay Ugujiran Wax Kaqabashada Arimaha Warabka Iyo Isbedalka Cimilda Deganada Puntland.

Faarax Maxili Agasimaha waaxda Maamulka Ee Wasarada Degaanka Puntland Ayaa Kawar Bixiyay Dadalka Ay Bixisay Wasarada Waxyabaha Hatan Horyaala.

Dhinaca Kale Wasiir Kuxigeenka Wasarada Deganka Beraha Iyo Isbadalka Cimilada puntaland Marwo Faiza Ali Ismaciil Ayaa Bulshada Deeganka Kuladar Darantay Inay Wasarad Kalashaqeeyan Awamiirta Ay Sosaren Kawasarad Ahaan.

Share.

Leave A Reply