Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia Maxamed Xusen Rooble Ayaa Laguwada Inuu Kulan Manta Laqaato Xubnaha Midawga Musharaxiinta Somalia.

kulankan Ayaa Kadhacay Mid Kamida Hotelada Kuyala Magalada Muqdisho Waxana Kulan Xadir Ku Ah Dhamaan Musharaxinta Utartamaysa Xilka Madaxtinimada Somalia Marka Lagarebo Xasan Ali Khayre Oo Lashegayo Inuu Safar Kumaqanyahay

raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia Maxamed Xusen Roble Aya Midawga Musharaxinta Kala Hadlaya Arimaha Dorashoyinka Somalia Taa Oo Ay Midawgu Walac Kamujiyeen Sida Ay Kusocoto Dorashada Xildhibanada Somalia.

Lama Oga In Midawga Musharaxinta Oo Wayahan Shirar Ogasocday Magalada Muqdisho Kuqan Cikaran Xogta Uu Sinayo Raysal Wasare Roble Ee Kusalaysan Arimaha Forshada Gaar Ahan Tan Hada Maamulada Qaar Kasocota Ee Kurasta Golaha Shacabka Somalia.

Share.

Leave A Reply