Kadib Dorasho Kadhacday Magalada Baydhabo Ee Maamulka Konfur Galbeed Ayaa Waxa ladortay Kurasta Qaar Ee Kamid Noqonaya Golaha shacabka Barlamanka Somalia

Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#103 ee golaha shacabka BJFS isaga oo kaga guuleystay tartanka Mukhtaar Cali Ibraahim.

Dorashada Kursigan Ayaa Timid Kadib Markay Kumadax Adegen In Manta Dorshadiisa Dhacdo Gudiga Dorashoyinka Konfur Galbeed Somalia.

Share.

Leave A Reply