Magalada Baydhabo Oo Xarun Kumeel gara U Ah Maamulka Konfur galbeed Ayaa Manta Laguwada Inay Kaqabsoonto Dhamaystirka Kurasta Harsan Ee Jadwalka Lasosaray

waxana Manta Lafilaya In Laforto Kuras Uu Kamid Yahay Kii Laga Hakiyay Maxamed Sh.Cusman Jawari Oo Horay Usonoqday Afhayeen Golaha Shacabka.

Kuraasta doorashadooda Maanta Baydhabo lagu qabanayo ayaa waxaa ay kala yihiin. HOP189 oo uu horay ugu fadhiyay Sheekh Aadan Madoobe, HOP-103 oo Afartii sano la soo dhaafay ku fadhiyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari. & kursiga HOP042 oo ay horay ugu fadhisay Hani Maxamed Aadan.

Kursiga Hop 103 Ayaa Gudiga Dorashada Heer Fadaral Codsadeen In Dib Loodhigo Dorashadiisa Balse Waxan Arinta Kabiya Diiday Gudiga Dorashoyinka Konfur galbeed Waxana Lafilaya In Kursiga Dorashadiisu Manta Dhacdo Xili Uu San tartanka Kujirin Gudomiye Jawaari Oo Horay Ugufadhiyay Kursigaas.

Share.

Leave A Reply