raysalwasare Rooble Ayaa Kulan Laqatay Midawga Musharaxiinta Waxana Ay Kawada Hadleed Arimaha Dorashada Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Maxamed Xusen Rooble Ayaa Warxin Buuxda Midawga Musharaxinta Kasiiyay Sida Ay Dorashada Golaha Shacabka Kusocoto.

Dhinacakale Midawga Musharaxinta Ayaa Shegay Inaysan Aqbalikarin Hanaka Hada Dorashada Kusocodo Lonabahanyahay Nidaam Daah Furan Inay Dorashada Kudhacdo

Raysalwasare Rooble Ayaa Midawga Ushegay Inay Xukumada Iyo Gudiyada Dorshoyinka Ka Go.antahay In Dorashada Ay Kudhacdo Nidaam Daah Furan Iyo Xasiloni Siyasadeed.

Ugudanbeyntii Warsaxafadeedka Kasobaxay Kulanka Raysalwasare Roble Iyo Midawga Musharxiinta Waxa Warbahinta U Aqriyay Maxamed Ibraahim Mualimuu Oo Ah Afhayeenka Xafiiska Raysalwasare Rooble.

https://rbnnews.net/wp-content/uploads/2021/11/Qodobadii_ka_soo_baxay_shirkii_ay_yeesheen_Raiisul_Wasaare_Maxamed_Xuseen_Rooble_iyo_Xubnaha_Midowga_Musharaxiinta.360p.mp4
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply