Taliyaha Cidamada Lugta Xoga Dalka Somalia

Ganeral Biixi Ayaa Kadigay In Cidamada Dawlada Faragalin Kusameyan Dorashada Kasocota Wadanka.

Taliye Biixi Ayaa Shegay Inaan Raali Laganoqon Donin In Cidamada Qayba Hoda Kaladuwan Lug Kuyeshaan Dorashada Somalia

Cidamada Waxa Loo Xilsaray Kaliya Waa Inay Aminga Kataxadaran Arimaha Kale Wax Shaqa Kumalan Ayuu Yiri Taliye Biixi.

Hadalka Taliyaha Ayaa Imanaya Xili Mucaradka Dawlada Ay Cidamada Ku Edeyeen Inay Faragalin Kuhayan Dorashada Somalia.

Share.

Leave A Reply