Maanta Ayaa Lafilya Inay Dorashada Labo Kursi Kadhacdo Magalada Dhusamareeb Ee Xarunta Maamulka Galmudug.

labada kursi oo kala ah Hop26 oo ay horay ugu fadhiday Xildhibaan Ikraan Aadan Absuge. balse la filayo in uu u tartamo kuna soo baxo Yuusuf Geelle Ugaas. Hop104 oo uu horay ugu fadhiyay Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo ah guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka.waxana Lafilaya Inuu Markale Kursigas Kusolabto Mahad Cabdala Cawad.

Gudiga Dorashoyinka Galmudug Ayaa Warqadaha Aqoonsiga Iyo Shahadoyinka Gudonsiiyay Musharaxinta Kurasta Golashacabka Ee Degan Dorashadoodutahay Galmudug.

Dorashada Kurasta Kale Ee Golahashacabka Ayaa Lafilya In Lagu Xijiyo Dorashada Labada Kursi.

Share.

Leave A Reply