Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed,

Madaxweynaha ayaa kala hadlay sidii Doorkooda Nabadeed ay uga qaadan lahayeen Xal u helidda Shaqaqadii Shalay ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Share.

Leave A Reply