Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dekadda Muqdisho waxaana ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdullahi Axmed Jamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Sadaam Maxamuud iyo Maareeyaha Dekadda,

Xasan sheikh maxamuud ayaa booqday qeybaha kala duwan ee dekedda iyadoona mas’uuliyiinta dekedda muqdisho ay uga sheekeeyeen sida dekedda ay u shaqeyso,

Madaxweyne Somaliya ayaa tilmaamay mar uu la hadlayay shaqaalaha dekadda ku soo dhaweeyay iyo mas’uuliyiinta ku shaqada leh muhiimadda shaqada socota ay u leedahay guud ahaan bulshadda soomaaliyrr,

Wuxuunna kula dardaarmay in iyaga oo ilaalinaya qaanuunka dowladnimada ay si wanaagsan ugu shaqeeyaan dadka Soomaaliyeed, loona fududeeyo adeegyada uga xiran Dekadda

Share.

Leave A Reply