Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladd Gobolleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u furay Bandhigga Buugaagta ee Nugaal iyo hal-abuurka dhallinyarada, oo socon doona muddo labo maalmood ah.

Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Buugaagta lagu soo bandhigay Kullanka, wuxuuna muujiyay sida Dowladda ay muhiimad gaar ah u siinayo Afka, dhaqanka, Qoraalka iyo Akhriska. Isagoo ku dhawaaqay in Dowladdu ay sameynayso guddi qora sooyaalka taariikhda Puntland iyo marxaladihii kala duwanaa ee la soo maray.

Bandhigga Buugaagta ee Nugaal, ayaa waxaa kasoo qeybgalay qorayaal abwaano Isaga kala yimid Gobollada kala duwan ee Soomaaliya,

Waxaana inta uu socdo halkaasi lagu soo bandhigi doonnaa Buugaag kala duwan iyo sheekooyinka ku duugan

Share.

Leave A Reply