Madaxweynihii Hore Ee Dowladdii Kumeel gaarka aheyd Ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa Ugu hampalyeeyay Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed 12October Oo ku Asteysan Maalintii Calanka Soomaaliya.

Sh.Shariif oo qoraal kooban ku soo qoray bartiisa Facebook ayaa Yiri.

Bismillahi,

Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa sanad guurada 68-aad maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka Oktoobar.

1954-kii maanta oo kale ayay Soomaaliya yeelatay calan u gaar ah oo aan uga soocannahay Umadaha kale.

Share.

Leave A Reply