Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayaan wufuud kala duwan ayaa kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda iyo Ra’iisul Wasaaraha oo oo heer gabo-gabo ah dhismaheedu marayo.

Xarunta Oo Dhismaheedu Socday Labadiisane Udanbeysay Ayaa Laso Afjaray Waxana Lafilaya Inay Kushaqayndoonto Xukumada Cusun Ee Dhawan Lafilayo Inuu Sodhiso Mudane Xamse Cabdi Barre.

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply