Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u Heshisiinta XFS Saciid Cabdullahi Calasow ayaa Maanta daahfuray Tababarka Tababarayaasha (ToT) ee Mac-hadka dowladaha hoose kasoo in Muddo ah ka socon doona Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliyeed.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya Dhammaan Shaqaalaha Dowladaha hoose ee dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka banaadir.

Agaasimaha Guud ayaa kula dar daarmay ka soo qayb galayaasha Tababarkaan in ay sii gudbiyaan oo ay ka faa’ideystaan ​​aqoontii ay ka kororsadeen Tababarkaan muhiimka ah

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply