Afhayenka Xukumada Somalia Maxamed Ibraahim Mu.alimuu. Ayaa Dib Ugusolabtay Dalka Waxana Siwayn Lugusodhaweeyay Garonka Diyaradaha Adan Ade.

Sodhawaynta Afhayeen Ayaa Waxa Qaybka Aha Saxafada Madaxa Banaan Iyo Mudanayal Katirsan Xafiisyada Dawlada.

Mohamed Ibraahim Mu.alimu. Ayaa Shirjara’id Uu Qabtay Kagamahad Celiyay Dhaman Madaxda Ka Qayb Qadatay Baxnaaninta Xaladiisa Cafimaad Sigara Waxa Uu Ugu Mahadceliyay Xafiiska Raiisul Wasare Rooble Oo Uu Shegay In Door Weyn Kaqaten Baxnaanintiisa Cafimad

Afhayen Ayaa Sidokale Dhiragaliyay Dhaqatiirta Isbitaalka Digfeer Oo Uu Shegay Inay Dormuqda Kaqateen Baxnaanintiisa Cafimad.

intaa Kadib Mu’limuu. Ayaa Shegay Inuusan Katana Su.lin Matalaada Kursigiisa Xildhiban

Waxa Uuna Fariin Udiray Beesha Uu Kasojedo Iyo Maamulka Hirshabele Oo Umujiyay Inuu Rajo Kaqabo Matalada Kursiga Beeshiisa.

Share.

Leave A Reply