Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Kadhacay Hotel Decale Ayaa Gordhaweed Laso Afmeeray Ayda Oo Lamujiyay Iskusodhawansho Dhinaca Dahfurnaanta Shirka Ah.

Raysawaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia Ayaa Shirgudomiyay Shirka Waxana Xadir Aha Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Maayarka Gobalka Banadir.

Sida Uu Shegaya Afhayenka Madaxtoyada Puntaland Shirka Ayaa Lagubalmay Inbari La Iskusonoqdo Ayada Oo Bari Lagubalan Sanyahay In Taloyin Lagadhagaysto Xubnaha Midawga Musharaxinta Somalia.

Sikastaba Shirkan Ayaa Lagu Lafaguraya Arimaha Dorashada Somalia Waxana Lafilaya Inuu Sjirka Sogaba Gaboobo Todobadkan.

Share.

Leave A Reply