Kulan Ay Wadaqateen Lamaha Amaanka Gobalka Nugal Iyo Wasarada Amniga Maamulka Puntaland Aya Lagu Gorfeyay Xaqiijinta Amniga Magalada Garawe

Sarakiisha Amniga Iyo Wasarada Aminga Gudaha Puntaland Ayaa Isku Afgartay Inay Sameyaan Xubno Gudi Ah Oo Kashaqaynaya Aminga Iyo Xasilonida Magalada Garawe Waxan Lafilaya Inay Dhawan Lahadlan Bulshada Deeganka Si Ay Ogawada Shaqeeyan Aminga Iyo Xasilonida Magalada Garawe Oo Kamida Gobaha Lo asteeyay Dorashada Somalia In Lagu Qabto Gar Ahan Tan Golaha Shacabka Somalia.

Share.

Leave A Reply