Warar Ay Helayso Warbahinta RBN NEWS Ayaa Shegaya In Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia Lafilyo Inuu Tago Magalada Dhusamareb Ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Raysal Wasare Roble Ayaa Lafilaya Inuu Kulamo Laqato Madaxda Maamulka Galmudug Oo Uu Uguhoreyo Madaxweyne Axmed Abdi Kariye Qoor Qoor.

Ujeedka Safarka Raysalwasaraha Ayaa Lagushegay Inuu Ukurgalayo Gobaha Lo asteeyay Dorashada Golaha Shacabka Ee Deganada Maamulka Galmudug.

Sidokale Warar Ayaa Shegaya Inuu Raysalwasaraha Kuhowlanyahay Arimaha Xal Uhelida Dagalka Kadhaxeya Galmudug Iyo Ahlusuna.

Sikastaba Safarka Raysalwasre Roble Ayaa Imanaya Xili Galmudug Ay Udiyargarobayso Dorashada Kuraasta Golaha Shacabka Somalia Kuwa Oo Lafilayo Malmaha Soo Adan Inay Kabilawdan Maamulada Kajira Dalka.

Share.

Leave A Reply