12 October Ayaa Ah Malinta Laweyneeyo Calanka Somalia Waxana Lagajoga Maamuska Calanka Somalia 67 Sanadoon

Bulshada Somaliyeed Ayaa Mooda Inaysan Aad Ugubaraarugsanee Weyneenta Malinta Calanka Somalia Oo Ku Beegan Manta Oo Kale 12 October.

Madaxda Dawlada Somalia Aya Mujinaysa Maamuska Manta Oo Kale Waxana Umada Somaliyeed Maanta Uguhanbalyeeyay Malinta Calanka Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia ENG.Mohamed Xuseen Roble.

Waxan Umada Somaliyeed Lawadagaya Muhimada Ay Leededahay Jiritanka Umad Iyo Calan Qaran Waxa Sida Yire Raysal Wasare Rooble Waxa Una Xusay Muhimada Ay Ledahay Xusitanka Dadkii Usohalgamay Qaranka Somaliyeed.

Xuska 67 Sano Guuradii Kasowaregatay Malinta Calanka Somalia Ayaa Kuso Aday Xili Dawlada Keenya Ay Nagu Haysato Badeena Natiijadeedana Lagasugayo Maxkamada Cadalada Aduunka Ee ICJ.

Share.

Leave A Reply