Midawga Musharaxiinta Somalia Ayaa War Kasoo Saray Dad Dhawan Lagasobarakiciyay Magalada Lasacanod Ee Gobalka Sool

Cidamo Ka Amar Qaata Maamulka Somalilnd Ayaa Dhawan Qoysas Somaliyeed Kasobarakiciyay Dagmada Lasacanood Ee Gobalka Sool

Hogaanka Midawga Musharaxiinta Somalia Ayaa Kulan Ay Ku Yeeshen Magalada Muqdisho Kagahadlaya Xalada Kaso Cusbonatay Gobalka Sool.

Midawga Musharaxiinta Somalia Ayaa Kahadlay Xojinta Iyo Isdhexgalka Midnimada Somalia Waxayna Shegeen inay Muhiimtahay Wada Nolashaha.

Midawga Ayaa Kadigay Carqalad Iyo Daganasho Laa,an Dhinaca Deeganka Ah.

Share.

Leave A Reply