Mogadishu, 18-da May 2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya mudane İbrahim Mete YAĞLI.

 

Kulanka ayaa looga hadlay taageerada iyo mashaariicda ay Turkigu ka fuliyaan deegaannada Galmudug, sidoo kale Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay ku garab siintooda dagaalka lagula jiro argagaxisada.

Share.

Leave A Reply