Wareegto ka soo baxday xafiiska maadaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay la taliyaha madaxweynaha arimaha shidaalka iyo gaaska,

wareegtada madaxweynaha ayaa sidaan u qornaa.

Xeer Madaxweyne Lr. 85 ee 17-ka December 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.
Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Xudeyfa Aadan Cukaash loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixa
Share.

Leave A Reply