Axmed Meyre Makaraan guddoomiyaha gobolka Sh.Dhexe ee dowlad goboleedka hirshabelle ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday guddoomiyaha xaafadda Horseed Ee Magaalada Jowhar.Isagoona u magacaabay guddoomiye Cusub.

Cabdi xamuud Xasan waa guddoomiyihii hore Ee xaafadda horseed ee xilka laga qaaday guddoomiyaha cusub ayaa sidoo kale lagu magacaabaa Cabduqaadir Xasan Nuur.

Share.

Leave A Reply