Duqa Muqdisho Ayaa kullan isbarasho ah u qabtay Xoghaya Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka iyo kuwii hore.

Kullan ay u wada dhammaayeen dhammaan Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxweynaha dowladda Federaalka ee soomaaliya iyo Guddoomiye ku-xigeenaddii hore iyo Xog’hayihii Gobolka Banaadir ee xafiiska baneynaya.

Mas’uuliyiintii hore xilalkaasi horay ugu fadhiyay ayaa maanta ka dhacday xarunta gobolka banaadir,

Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaana kullankaan oo ahaa mid gaar ah islamarkaan isbarasho ah isugu yeeray mas’uuliyiintaa,

Share.

Leave A Reply