Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Mudane Xamsa cabdi barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda imaaraatka-carabta, Ahmed Juma Al Rumaithi.,

Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada waddan iyo dardargelinta taageerada dhinacyada kala duwan ee ay dowladda Imaaraadku siiso Soomaali.

Share.

Leave A Reply