Wareegto ka soo baxday guddoomiyaha gobolka Benaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta xilalkii looga qaaday qaar kamid ah guddoomiyayaasha gobolka banaadir iyadoona kuwa kale lagu magacaabay.

Gddoomiyayaasha Degmooyinka Boondheere.Waaberi iyo Hodan ayaa xilalkii laga qaaday iyadoona loo magacaabay guddoomiyayaal kale sida uu Shir Jiraa’id ku faah-faahiyay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Md. Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere).

https://rbnnews.net/wp-content/uploads/2022/11/316047985_551911320109144_7193672926111201691_n.mp4
Share.

Leave A Reply