Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kamid noqday dadka dhiigooda ugu deeqay dhaawacyada yaalla isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Jamhuuriyadda ayaa sidoo kale bogaadiyay sida qaybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed ay dhiigga ugu deeqeen dadkooda iyo Agabyada kale Sida: biyaha, cuntada, iyo dharka kuwaas oo ay la gaareen dhaawacyada,

Share.

Leave A Reply