Iska hor imaadyo Cusub Oo u dhaxeeya beelo Reer Suudaan ayaa ka dhacay qeybo kamid ah dalkaasi Suudan,

Gobolka bluneyl ayaa la sheegayaa inay ka dhaceen iska hor imaadyadaasi kuwaas Oo la sheegayo iney ku dhinteen in kabadan 15ruux.

Dagaalkan ayaa wuxuu salka ku hayaa isqabqabsi dhuleed.

Beesha Howshan Oo kamaid ah beelaaha ku diriyaya gobolkaan ayaa la sheegaya inay tahay beeshii Ugu dambeesay Ee soo degtay Gobolka bluNeyl iyadoona beelaha kale ay u diideen inay dhul kuyeelato taas oo ay ka biyo diideen iyaguna.

Saameyn weyn ayuu ku nooshay nolosha dadka ayuu yiri mid kamid ah jaaliyadda soomaaliyeed Ee ku dhaqan dalkaasi Suudan,

Share.

Leave A Reply